Barnaamij laga saaray Website-ka Villa Somalia ka dib fadeexad ka dhalatay (Daawo Sawirro)

Qeybta Af-Ingiriiska ee Bogga madaxtooyada Soomaaliya (villasomalia.gov.so/en/) ayaa laga saaray sawirro fadeexad dhaliyey oo ku soo baxay qeybta sare kuwaasoo la xiriiray qorshihii Madaxweyne Farmaajo uu doorashada ku galay. Muuqaalka fadeexadda abuuray ee warbaahinta qaarkeedna shaacisay ayaa ahaa sawirka Farmaajo oo lagu dhinac qoray qorshe ka kooban afar qodob oo uu leeyahay madaxweynaha Kenya Uhuru … Continue reading Barnaamij laga saaray Website-ka Villa Somalia ka dib fadeexad ka dhalatay (Daawo Sawirro)